Wasiir Ducaale & Wakiilada beesha caalamka oo Xalane ku yeeshay shir xasaasi ah (Sawirro)

Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa maanta guddoomiyey shir dhexmaray Dowlada Federaalka iyo Beesha caalamka. Shirkan Waxaa looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin Horumarinta Amniga guud ee dalka iyo Kaalinta Beesha caalamku ka qaadan karto arrimaha Ammaanka iyo dib u dhiska ciidamada qalabka sida. Sidoo kale, Shirkan dhexmaray dawladda Soomaaliya iyo … Continue reading Wasiir Ducaale & Wakiilada beesha caalamka oo Xalane ku yeeshay shir xasaasi ah (Sawirro)